SomalilandPress
:: Radio Links ::





Navigation
Home
Forum
Chat Room
Articles
Photo Gallery
News Categories
Web Links
Contact Us
Search
FAQ

Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 40
Newest Member: Jessto
Latest Articles
Tourists in Somaliland
U.S. wins dividing t...
Technology is the Ro...
Geedkii nabada ee Gu...
Dhibaatada Nolosha L...
Forum Threads
Newest Threads
I wonder Why...........
What happend to aski...
Islamic Quotations o...
feeling,,lonley
NO BABY DADDY
Hottest Threads
Who do you think ... [6]
feeling,,lonley [4]
ladeis are not al... [4]
Mooge [3]
FAME SEEKERS [3]
WebLinks
Medeshi
  This is a non-profit...

MySomali
  Somali social networ...

AfroDigg
  A place for all Afri...

Somalioz Network
  Download the latest ...

Emeagwali
  Philip Emeagwali per...

Our Eye: Yusuf Dahir
www.flickr.com
yusuf dahir More of yusuf dahir's Somaliland
Google ads
Somalioz
News
Baaq Taageero ah Musharaxa Da’da Yar jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Kulmiye
Annaga oo ah,dhallinyarrada magacyadoodu hoos ku xusan yihiin, waxaanu baaq taageero oo ku dhiirigelinayno u diraynaaa murashaxa da’da yar ee Xisbiga jagada Madaxwynenimo Kulmiye ee Rajada badan qaba inuu ku guulaysto jagadaas..
MandeeqPress on August 20 2008 11:34:13 · Read More · 0 Comments · 17 Reads · Print
My trip to Hargeysa for the first time (Part 1)
Let me begin with my flight from Boston, USA to Paris, France. The flight was just as normal as any international flight. The flight left Boston 6pm local time and got to Paris 7am the following day. My Dallo Airline flight was not until 11PM that evening and therefore it gave me an opportunity to explore Paris and the French people.
MandeeqPress on August 20 2008 11:25:43
Read More · 1 Comments · 32 Reads · Print
Halkan ka daawo Sawiradii Qalinjabinta Ardayda Jaamacadda Hargeysa
Waxa ka qalin jebiyay Jaamacada Hargeysa 255-Arday kuwaas oo 175 ka mid ah ay barteen cilmiga maamulka iyo maareynta (Business), halka ay 59 ay ka barteen cilmiga sharciga iyo 21 bartay Caafimadka.
MandeeqPress on August 20 2008 11:07:02
Read More · 0 Comments · 25 Reads · Print
Halkuu ku dambeeyay Riigii Rabshadaha Hargeysa ka dheceen?
Maayarka Hargeysa oo ka qayb galay munaasibad lagu gaynaayay deegaanka Xumba weyne Riigii dhawaan rabshaduhu ka dhaceen magaalada Hargeysa waxa maanta xaflad aad u saraysa loogu qabtay deegaanka Xumba weyne riigii dhawaanahan ceelaha biyaha ah ka waday deegaanada Somaliland.
MandeeqPress on August 20 2008 10:57:50
Read More · 0 Comments · 8 Reads · Print
Komishanka Doorashooyinka oo shaaciyay bilowga hawl-galka diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha
.Hargeysa (SomalilandPress) - Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa shaaca ka qaaday in ay si rasmi ah u bilaabmayso ololaha wacyi-gelinta diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha.

MandeeqPress on August 20 2008 03:51:44
Read More · 0 Comments · 11 Reads · Print
Wakaaladda Biyaha Burco oo ka madax-banaanatay D/Hoose oo ay awal ku hoos-tegi jirtay.
.Burco (Somalilandpressl) Munaasibada Balaadhan oo loo sameeyay Wakaalada Biyaha Burco oo ka madax-banaanatay maamulka dawalada Hoose , ayaa lagu qabtay.madax-banaanida wakaaladu kaga hoos-baxday maamulka dawlada Hoose oo ay wareegto ku soo saartay wasaarada arimaha Guduhu
MandeeqPress on August 20 2008 03:50:22
Read More · 0 Comments · 7 Reads · Print
Mujaahidiinta SNM Ee Gobolka Togdheer Oo Sheegay In aanay ku jirin kuwii Gawaadhida Kurka Jaray.
Burco (Ogaal) Mujaahidiinta Jimciyada Sooyaal ee Burco ayaa shir ay maanta layeesheen maamulka Gobolka Togdheer Ku sheegay in aanay ku jirin falkii todobaadkii dhawayto dawlada ku soo qabatay gawaadhidii dusha gonayd lagu sheegay in ay Snm U dagaalamayeen .
MandeeqPress on August 20 2008 03:47:19
Read More · 0 Comments · 11 Reads · Print
Madaxweyne Rayaale Muxuu ku sababeeyay ka maqnaanshihiisii xaflada Qalin-jebinta Ardayda Jaamacadda Hargeysa?
>Hargeysa (SomalilandPress) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Daahir Riyaale Kaahin ayaa markii ugu horaysay qirtay inuu xisbiyada mucaaridka uga caagay ka qayb-galka munaasibaddii qalin-jebinta Ardayda Jaamacadaha, isaga oo sheegay in xafladaha Qalin-jebintu ay noqdeen madal ay ku yooyootamaan xisbiyadu.
MandeeqPress on August 20 2008 03:42:07
Read More · 0 Comments · 7 Reads · Print
Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo ksi buuxda u shaaciyay Musharaxnimadiisa jagada Madaxtinimada Xisbiga Kulmiye
Hargeysa(Somalilandpress)- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland oo ka soo baxay Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u sharaxan yahay mansabka madaxweynaha u tartamaya ee xisbiga kulmiye dhexdiisa.
MandeeqPress on August 18 2008 14:21:53
Read More · 0 Comments · 12 Reads · Print
Xukumada Somaliland oo beenisay in xilkii laga qaaday Wasiirka Maaliyada
>Hargeysa (Somalilandpress)- Xukumada Somaliland ayaa beenisay war been abuur ahaa oo saxaafada loo qaybiyay isla markaasna lagu sheegayay in uu madaxweyne Rayaale uu xilkii ka qaaday wasiirkiisii maaliyada
MandeeqPress on August 18 2008 14:19:32
Read More · 0 Comments · 19 Reads · Print
Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Gacanta Ku Dhigay Lacag Faalso ah Oo Dhan $7628 Dollar
Burco (Somalilandpress)- Bilayska Gobolka Togdheer oo gacanta ku dhigay lacag Foojari,ah ayaa maanta ku soo bandhigay xarunta qaybta Bilayska Burco .
MandeeqPress on August 18 2008 14:02:14
Read More · 0 Comments · 12 Reads · Print
Article Category
Tourists in Somaliland
U.S. wins dividing t...
Technology is the Ro...
Geedkii nabada ee Gu...
Hambalyo Ku Socota ...
Peace in Somaliland ...
Dhoof baa I galay!
Somaliland: A Nation...

All Articles
Latest Active Forum Threads
Forum Thread Replies Last Post
Introduction I wonder Why..........EVER ... 0 batalaale 04-07-2008 15:58
Introduction What happend to asking All... 0 prettylady001 26-06-2008 12:16
Introduction Islamic Quotations of Week 1 prettylady001 26-06-2008 10:37
Introduction feeling,,lonley 4 ifrah 20-06-2008 16:49
General Discussion NO BABY DADDY 0 ifrah 20-06-2008 16:35
Google ads
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
::Friends::


Shoutbox
You must login to post a message.

MandeeqPress  
20/08/2008 11:37
A/C everyone, Few more days to go till I head back home, can't wait to see my wife and kids..... Hope all is well with everyone....

MandeeqPress  
19/08/2008 10:32
Salaam everyone, I just came back from nomad land, I got kicked by camel when I was trying to milk her. Beside that everything is well.

prettylady001  
18/08/2008 18:05
salaam, everyone what's new .. hope all is well

batalaale  
14/08/2008 01:26
hani wlc back dear sister....(long time no see you) indr

hani-2008  
12/08/2008 14:55


Display More Shouts
Latest Photos
Currency exchange
Currency exchange
15/05/2008 20:50

Kulmiye leadership
Kulmiye leadership
15/05/2008 20:50

Berbera beach water so clear
Berbera beach water ...
15/05/2008 20:49

Quruxda Dalka
Quruxda Dalka
15/05/2008 20:46

::Think Tank ::