Users Online
|
Guests Online: 2
No Members Online
Registered Members: 40
Newest Member: Jessto
|
|
Our Eye: Yusuf Dahir
|
|
|
|
Google ads
|
|
|
|
|
News
|
| Baaq Taageero ah Musharaxa Da’da Yar jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Kulmiye |
Annaga oo ah,dhallinyarrada magacyadoodu hoos ku xusan yihiin, waxaanu baaq taageero oo ku dhiirigelinayno u diraynaaa murashaxa da’da yar ee Xisbiga jagada Madaxwynenimo Kulmiye ee Rajada badan qaba inuu ku guulaysto jagadaas..
|
MandeeqPress on August 20 2008 11:34:13 ·
Read More ·
0 Comments ·
17 Reads ·
|
|
| My trip to Hargeysa for the first time (Part 1) |
Let me begin with my flight from Boston, USA to Paris, France. The flight was just as normal as any international flight. The flight left Boston 6pm local time and got to Paris 7am the following day. My Dallo Airline flight was not until 11PM that evening and therefore it gave me an opportunity to explore Paris and the French people. |
MandeeqPress on August 20 2008 11:25:43
Read More ·
1 Comments ·
32 Reads ·
|
| Halkan ka daawo Sawiradii Qalinjabinta Ardayda Jaamacadda Hargeysa |
Waxa ka qalin jebiyay Jaamacada Hargeysa 255-Arday kuwaas oo 175 ka mid ah ay barteen cilmiga maamulka iyo maareynta (Business), halka ay 59 ay ka barteen cilmiga sharciga iyo 21 bartay Caafimadka.
|
MandeeqPress on August 20 2008 11:07:02
Read More ·
0 Comments ·
25 Reads ·
|
| Halkuu ku dambeeyay Riigii Rabshadaha Hargeysa ka dheceen? |
Maayarka Hargeysa oo ka qayb galay munaasibad lagu gaynaayay deegaanka Xumba weyne Riigii dhawaan rabshaduhu ka dhaceen magaalada Hargeysa waxa maanta xaflad aad u saraysa loogu qabtay deegaanka Xumba weyne riigii dhawaanahan ceelaha biyaha ah ka waday deegaanada Somaliland.
|
MandeeqPress on August 20 2008 10:57:50
Read More ·
0 Comments ·
8 Reads ·
|
| Komishanka Doorashooyinka oo shaaciyay bilowga hawl-galka diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha |
.Hargeysa (SomalilandPress) - Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa shaaca ka qaaday in ay si rasmi ah u bilaabmayso ololaha wacyi-gelinta diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha.
|
MandeeqPress on August 20 2008 03:51:44
Read More ·
0 Comments ·
11 Reads ·
|
| Wakaaladda Biyaha Burco oo ka madax-banaanatay D/Hoose oo ay awal ku hoos-tegi jirtay. |
| .Burco (Somalilandpressl) Munaasibada Balaadhan oo loo sameeyay Wakaalada Biyaha Burco oo ka madax-banaanatay maamulka dawalada Hoose , ayaa lagu qabtay.madax-banaanida wakaaladu kaga hoos-baxday maamulka dawlada Hoose oo ay wareegto ku soo saartay wasaarada arimaha Guduhu |
MandeeqPress on August 20 2008 03:50:22
Read More ·
0 Comments ·
7 Reads ·
|
|
 |
| Mujaahidiinta SNM Ee Gobolka Togdheer Oo Sheegay In aanay ku jirin kuwii Gawaadhida Kurka Jaray. |
| Burco (Ogaal) Mujaahidiinta Jimciyada Sooyaal ee Burco ayaa shir ay maanta layeesheen maamulka Gobolka Togdheer Ku sheegay in aanay ku jirin falkii todobaadkii dhawayto dawlada ku soo qabatay gawaadhidii dusha gonayd lagu sheegay in ay Snm U dagaalamayeen . |
MandeeqPress on August 20 2008 03:47:19
Read More ·
0 Comments ·
11 Reads ·
|
| Madaxweyne Rayaale Muxuu ku sababeeyay ka maqnaanshihiisii xaflada Qalin-jebinta Ardayda Jaamacadda Hargeysa? |
>Hargeysa (SomalilandPress) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Daahir Riyaale Kaahin ayaa markii ugu horaysay qirtay inuu xisbiyada mucaaridka uga caagay ka qayb-galka munaasibaddii qalin-jebinta Ardayda Jaamacadaha, isaga oo sheegay in xafladaha Qalin-jebintu ay noqdeen madal ay ku yooyootamaan xisbiyadu. |
MandeeqPress on August 20 2008 03:42:07
Read More ·
0 Comments ·
7 Reads ·
|
| Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo ksi buuxda u shaaciyay Musharaxnimadiisa jagada Madaxtinimada Xisbiga Kulmiye |
| Hargeysa(Somalilandpress)- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland oo ka soo baxay Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u sharaxan yahay mansabka madaxweynaha u tartamaya ee xisbiga kulmiye dhexdiisa. |
MandeeqPress on August 18 2008 14:21:53
Read More ·
0 Comments ·
12 Reads ·
|
| Xukumada Somaliland oo beenisay in xilkii laga qaaday Wasiirka Maaliyada |
>Hargeysa (Somalilandpress)- Xukumada Somaliland ayaa beenisay war been abuur ahaa oo saxaafada loo qaybiyay isla markaasna lagu sheegayay in uu madaxweyne Rayaale uu xilkii ka qaaday wasiirkiisii maaliyada |
MandeeqPress on August 18 2008 14:19:32
Read More ·
0 Comments ·
19 Reads ·
|
| Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Gacanta Ku Dhigay Lacag Faalso ah Oo Dhan $7628 Dollar |
Burco (Somalilandpress)- Bilayska Gobolka Togdheer oo gacanta ku dhigay lacag Foojari,ah ayaa maanta ku soo bandhigay xarunta qaybta Bilayska Burco .
|
MandeeqPress on August 18 2008 14:02:14
Read More ·
0 Comments ·
12 Reads ·
|
|
|
|
Latest Active Forum Threads
|
|
|
|
Google ads
|
|
|
|
|
Login
|
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
Shoutbox
|
You must login to post a message.
|
|
|