Users Online
|
Guests Online: 2
No Members Online
Registered Members: 39
Newest Member: Sanaag_Girl
|
|
Our Eye: Yusuf Dahir
|
|
|
|
Google ads
|
|
|
|
|
News
|
| Diego: “Horyaalada Premier-ka iyo La Ligaha ayaa ugu adag Yurub” |
(SomalilandPress)-Waxaanu jecelahay in aanu halkan idiinku soo gudbino waraysi ay jariidada billaha ah ee FIFA Magazine la yeelay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Brazil, Diego bishan aynu ku jirno ee June. ka hor inta aynaan guda gelin waraysigaas, bal aan wax ka taataabano taariikhdiisa ciyaareed. |
MandeeqPress on July 03 2008 19:23:17 ·
Read More ·
0 Comments ·
18 Reads ·
|
|
| Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Dalka Kusoo Guryo Noqday |
(SomalilandPress)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo muddo bil ah booqasho ku joogay dalka Ingiriinka ayaa manta dalka ku soo laabtay. Gudoomiyaha waxa garoonka Hargeysa ku soo dhaweeyey hoggaanka sare ee xisbiga, xubno ka tirsan Golaha Dhexe, Mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiillada iyo masuuliyiin kale.
|
MandeeqPress on July 03 2008 18:43:02
Read More ·
0 Comments ·
3 Reads ·
|
| KAYYSE AXMED DIGAALE--WAA WADANI DHABA WAANU KUU TAHNIYADAAAYNAA MUJAAHID |
Hadaaanu nahay dhalinyarada Bariga Magaalada Burco ama Gobolka Togdheer ee ku sugan aarada Yurub waxaanu halkan ka tahniyadaaynaynaaa Kaayse Axmed Digaaale, Kaayse waa muwaadin u dhashay Gobolka Togdheer waxaaanu si joogta noola socodsiinayaay wararka, waxqabadka iyo horumarka Gobolka Togdheer gaar ahaan magaalada Burco, Kaayse wuxuu horumarinta Gobolkiisa
|
MandeeqPress on July 03 2008 16:25:22
Read More ·
0 Comments ·
5 Reads ·
|

| Ciidamada Puntland oo dib uga gurtay Gobolka Sanaag iyo |
Laasqoray (Ogaal) – Ciidamada Maamul-goboleedka Puntland ee ku suganaa deegaanka Laas-qoray ayaa dib uga guuray goobihii ay ku sugnaayeen ka dib markii ay odayaasha iyo wax garadka deegaankaasi oo shir yeeshay go’aamo ay soo saareen kaga dalbadeen ciidamada Puntland inay ka baxaan Gobolka Sanaag, waxa kale oo go’aankooda ay ku xuseen odayaashu sida warku sheegay in ciidamada Somaliland aanay halkooda dhaafin.
|
MandeeqPress on July 02 2008 17:37:50
Read More ·
0 Comments ·
57 Reads ·
|

| wararkii wargeyska Ogaal Cadadka 560 maanta oo Khamiis ah (Halkan ka Akhariso) |
Hargeysa (Ogaal)- Wefti Ganacsato Sacuudiyaan ah oo ka ganacsada Xoolaha oo Isniintii toddobaadkan socdaal ku yimi dalka, ayaa la sheegay inay shalay gelinkii dambe dib ugu laabteen dalka Jabuuti ka dib markii ay sida la sheegay ay ku hungoobeen wada-hadallo ganacsiga Xoolaha khuseeya oo ay doonayeen inay la yeeshaan Madaxweynaha. Kaas oo lagu ballansanaa inay shalay gelinkii hore isku arkaan Madaxweynaha iyo
|
MandeeqPress on July 02 2008 17:34:08
Read More ·
0 Comments ·
29 Reads ·
|
| Maxaad ka taqaanaa xiddiga caanka ah Michael Ballack? |
Waxa uu dhashay 26 September sanadkii 1976 isaga oo ku dhashay magaalada Gorlitz ee gobolka DDR ee bariga wadanka Jarmalka, dhererkiisu 188cm, halka culayskiisuna ka yahay 85Kg, waxaana uu ka ciyaaraa khadka dhexe, isaga oo ka tirsan naadiga Ingiriiska ah ee Chelsea.
|
MandeeqPress on July 02 2008 17:04:52
Read More ·
0 Comments ·
753 Reads ·
|
|
 |
| UNICEF Ambassador, Clay Aiken's five-day visit to north-west Somalia (the self-declared republic of ‘Somaliland’) |
Nairobi, Kenya, Tuesday 1 July 2008 – A five-day visit to north-west Somalia (the self-declared republic of ‘Somaliland’) has UNICEF Ambassador, Clay Aiken, moved by the work that UNICEF is doing under challenging circumstances. ‘In a country that’s better known for conflict, insecurity, drought and floods, it’s truly remarkable that UNICEF is still able to make a difference to the health, education and well-being of Somali children’ said Aiken.
|
MandeeqPress on July 02 2008 16:51:19
Read More ·
0 Comments ·
34 Reads ·
|

| Dhimo waan ku talo galay dharagna waan ku sugayaa (Somalilandpress Exclusive) |
24 Sano, ayaa laga joogaa Bishii june 1984kii xiligaas oo Mujaahid Mohamed Moge Liibaan Iyo mujaahidiin wehelisay ay ku shahiideen jid goyn cadowgii u galay, meesha la idhaa Meer meerta oo u dhaxaysa Awaare iyo Dhagax Buur. Haddaba shirqoolkaasi lagu dilay Mujaahidiintaas, gaar ahaan Taariikhdii iyo shakhsiyadii Abwaan Maxamed Mooge, waxa nooga waramay Mujaahid Boobe Yusuf |
MandeeqPress on July 02 2008 15:20:12
Read More ·
0 Comments ·
92 Reads ·
|
| Hay’adda UNDP oo tababar u qabatay 20 Askari oo ciidanka taraafikada ka tirsan |
Hargeysa (Somalilandpress)- Aqoon-iswaydaarsi ku saabsan barashada xeerarka shuruucda gaadiidka iyo sidii loola tacaali lahaa shilalka ku yimaada gaadiidka, ayaa shalay uga furmay 20 Askari oo ka tirsan ciidanka nabadgalyada wadooyinka Xarunta Ciidanka Taraafiga Somaliland.
|
MandeeqPress on July 02 2008 15:05:35
Read More ·
0 Comments ·
23 Reads ·
|
| Axmed Siilaanyo oo sheegay inuu taageersan yahay heshiiska dhowaan dhexmaray Somaliland Iyo Jabuuti |
London, (Qaran news)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Kulmiye Mudane Mujaahid Xaaji Axmed Maxamed Maxamuud ‘Siilaanyo’ oo u waramayey TVga afka Soomaaliga ku baxa ee Raad TV International ayaa shaaca ka qaaday inuu taageersan yahay heshiiska dhowaan ku dhexmaray magaalada Djabuuti dalalka Somaliland iyo Jabuuti. |
MandeeqPress on July 02 2008 09:14:17
Read More ·
0 Comments ·
35 Reads ·
|

| Somali Pirates Double Ransom Demand for Cruisers |
Somali pirates who seized four cruising sailors on June 23 – a German couple, their son and a French Skipper – have now upped their demands to US$2 million. The four sailors, who had been sailing from Egypt to Thailand, are being held in a camp in the breakaway state of Somaliland. Unconfirmed reports from Africa identify the German yacht as the Rockall, the sailors as M. Sabine and K. Juergen. |
MandeeqPress on July 02 2008 08:58:37
Read More ·
0 Comments ·
46 Reads ·
|
|
|
|
Latest Active Forum Threads
|
|
|
|
|
Login
|
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
Shoutbox
|
You must login to post a message.
|
|
|